Home » 7:24 pm Entries posted on “June, 2012”

Guddiga Somaliland u metelaya wejiga hore ee wada-hadalada Soomaaliya oo beri dalka ka dhoofaya, yaase ka qaybgalaya wejiga labaad?

Hargeysa 16, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Somaliland u metelaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inay Axadda beri ka dhoofaan dalka, si ay uga qayb-galaan wada-hadalada labada dhinac. Wada-hadalkan oo ah kii u horeeyay noociisa ee 21 sannadood ay isku-hor fadhiistaan Somaliland iyo Somalia, waxa sida la qorsheeyay uu 21-ka bishan aynu ku jiro ee June […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sustainable Peace: Why Somaliland Matters

Like in wars between states and other organized groups, civil wars and other protracted domestic conflicts are seldom caused by a single factor. Over time, even those that prove to be the exception to the rule eventually evolve into a much more complex conflict- hence the entity known as Somaliland. A Brief History Only five […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Riyaad: Dhaxal-sugii koowaad ee Boqortooyada Sucuudiga oo geeriyooday

Riyaad 16, June 2012 (SDN/Bloomberg)- Dhaxal-sugii Boqortooyada dalka Sucuudiga boqor Naa’if bin Cabdicasiis Al-Sacuud, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Riyaad ee caasimadda dalkaas. Boqor Naa’if oo hoggaaminayay hawlgalka la-dagaalanka Argagixisada, waxa uu hayay xilka wasiirka Daakhiliga ee dawladda Sucuudi Carabiya, waxaana dhimashadiisa ku dhawaaqay boqor Cabdallah bin Cabdilcasiis oo ay walaalo yihiin. Dhaxal-suga geeriyooday, Nayef […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saudi Crown Prince Who Led Anti-Terror Effort Dies

Crown Prince Prince Nayef bin Abdulaziz Al Saud, who led Saudi Arabia’s fight against terrorism while in his dual role as interior minister, has died. He was in his late 70s. The death of the heir-apparent to King Abdullah was announced today by state television, which cited a Royal Court statement. Details of his death […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo shaacisay xilliga ay Ardaydu u fadhiisanayaan Imtixaanka Shahaadiga ah

Hargeysa, 16, June 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa manta si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga ay ardayda dugsiyada sare iyo kuwa dhexe u fadhiisanayaan imtixaanka shahaadiga ah ee sannadka 2011 iyo 2012. Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta Guddida Imtixaanaadka Qaranka ee magaalada Hargeysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay degaanka Tuka Raq

Tuka Raq June 16,2012(SDN)-Ciidamada Somaliland ayaa saaka waaberigii u dhaqaaqay degaano dhawr ah oo ay ka mid yihin Tuka Raq iyo Yoocda oo fadhiisimo hore ugu aheyd ciidamo ka amar qaata Khaatumo. Ciidamada Somaliland oo aan iska caabin fara badan kala kulmin meliishaadkii halkaa ku sugnaa ayaa gebi degaanka la wareegay. Ruqaansigan u denbeeyay ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jamaal Cali Xuseen oo ku biiraya Xisbiga UCID

Hargeysa June 16,2012(SDN)-Aqoonyahanka reer Somaliland ee ugu cadcadaa loolanka musharxnimada madaxtinimo ee Somaliland ayaa lagu wadaa in uu dhawaan ku biiro xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Sidaa waxa u xaqiijiyay somalidiasporanews.com/qurbejoog.com mid ka mida madaxda sare ee xisbigaasi oo ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa. Sida ishaa warku ay noo xaqiijisay waxa haatan lagu gudo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland miyay aqbashay in Shabaab dhulkooda u Hayaameen?

Hargeysa June 17,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka aamusan hadalo dhawaan ka soo yeedhayay dawlada KMG ah ee Soomaaliya oo sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan Shabaabkaay u hayaameen dhanka Somaliland. Sheegashadan ayaa ku soo beegmeysa xili meliishaadka Shabaabka laga saaray inta badan degaanadii ay hore uga ariminayeen. Xukuumada Somaliland ayaa dhana uga mashquulsan wadahadalo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo Kolkii u horeysay ka hadlay weeraro uu ku qaaday Soomaaliya

Washington June 16,2012(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa maanta markii u horeysay ka warbixisay dagaal hoose oo ay kula jirtay mintidiinta Soomaaliya oo aaney hore u qiran. John Brennan oo ah madaxa la dagaalnka Argegixisada u qaailsan Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in Mareykanku ku weeraro xagjiriinta Soomaaliya Duyuuradaha aaney cidi wedin. Warbixintan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

PRESS RELEASE:Fake Tumaal Elder

We are writing this complain letter to bring to the attention of theSomali people and the international community that the President of Somalia HE Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has dismissed the traditional leader of the Tumaal tribe from the conference of the traditional leaders of Somalia.   The sole reason behind this gross violation of the […]

Posted in Uncategorized | Read More »