Home » 1:37 am
Entries posted on “June, 2012”
For someone who struggles to run a few metres before collapsing with a stitch, I’m constantly amazed by the skill of long-distance runners, and used to think crossing the finishing line of a marathon was the height of physical achievement — until meeting Abdifatah Dhuhulow. An amputee, Abdifatah lost his left leg due to injuries […]
Posted in Uncategorized | Read More »
It is only a matter of time before the next emergency hits Dadaab refugee camp, says a briefing paper released today by Médecins Sans Frontières/Doctors Without Borders (MSF) ahead of World Refugee Day. Dadaab: Shadows of Lives describes the plight of half a million refugees living in increasingly insecure conditions with nowhere else to go, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa hubaal in dalka iyo dadka jamhuuriyada somalilandba yihiin dad is leh isla markaana uu ka dhaxeeyo dal, dad, iyo dawladnimo ay tahay in la wada ilaashado dhana looga soo wada jeesto wixii wax u dhimaya. waxaa kale oo hubaal ah in bulshada somaliland aanay wali qaangaadh u noqon dimuqraadiyada casriga ah, isla markaana ay u baahan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 17, June 2012 (Qurbejoog)- Cali Maxamed Waran-cadde oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa ka dayriyay natiijada ka soo bixi doonta shirka dhawaan Somaliland iyo Soomaaliya uga furmaya magaalada London ee cariga Ingiriiska. Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta warbaahinta qaarkeed kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in madaxda dawladda TFG-du aanay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Anigoo ah muwadiin somalilander ah magacayguna yahay Cabdilaahi Cisman Cabdi (Cabdilahi Gadhle) manta oo ay taariikhdu tahay 15/6/2012 waxaan jecla inaan in yar tilmaamo cudur ina dashaday sameyeyna, xubinta ugu qaalisan jidhka bila aadanka Cudurka loo yaqaan qabyaaladu waxa uu ku dhaca qaybta ugu muhiimsan jidhkeena ee lo yaqaan (maskaxda) cudurkaasi waxa uu udiida in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 17, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga dhinaca Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo sii jeeda magaalada London ee dalka Ingiriiska. Guddigan oo shan xubnood ka kooban, waxay 21 bishan aynu ku jiro magaalada London kaga qaybgalayaan wejiga koowaad ee wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tuka Raq June 17,2012-(SDN)-Ciidamada Somaliland ee shalay gacanta ku dhigay degaanada Tuka Raq ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada Puntland oo dhankooda ka soo ruqaansaday. Arrintan oo soo shaacbaxday gelinkii hore ee maanta ayaa waxa ka hadlay wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo shegay in ay sababo dhanka ciidanka ah uga soo baxeen. Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhadhaab June 17,2012(SDN)-Ha’ada Dhakhaatiirta aan Xuduuda leheyn ayaa warbixin baaxad leh oo ka hadleysa xaalada nololeeed ee ka jirta xeryaha Qaxootiga Soomaalida ee dalka Kiinya. MSF Waxa ay warbixinta ku sheegtay in xaalada ka jirta xerada Dhadhaab ay tahay mid aan la isku haleyn kareyn mudo dheer oo soo socota. MSF waxa ay intaa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa June 17,2012(SDN)-Jaaliyada reer Jabuuti ee ku nool caasimada dalka Canada ayaa ku gudo jira abaabulka xaflad lagu weyneynayo xuska sanadguuladii ka soo wareegtay maalintii dalkaasi uu ka xoroobay gumeystihii Faransiiska. Xafladan oo abaabulkeedu si weyn uga socdo Ottawa ayaa waxa sanadkan ummada u soo bandhigaya ashqaas taageero mug leh u haya axsaabta mucaaridka Jabuuti. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
XASUUSO IN ALLE DANBI DHAAF BADAN YAHAY MAR WALBA JECEL YAHAYNA KUWA TOOBAD KEENKA BADAN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH DHAMAANTEED .INTAASI KA DIB DHamaantiinba waad salaaman tihiin wariyayaasha iyo akhristayaashuba Soomaalidu waxay tiraa arrin deg deg u baahan lagama daaho .waxaan leeyahay waxii dhacyba dhaca alle ayuunbaana xaal og Dawladu maskaxdeeda iyo siyaasadeeda iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »