Home » 8:18 pm
Entries posted on “June, 2012”
Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka SOHACSO ayaa 60 dhallinyaro ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, tababar lagu baranaayo xirfadaha dawaarka iyo nijaarnimada uga furay magaalada Hargeysa. Munaasibadda furitaanka tababarkan oo ka dhacday xarunta ururka SOCSA ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mustafe Maxamed Qodax, Maxamed Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afgooye (SDN) The leader of Al Shabaab Sheikh Muqtaar Abdirahman (Abu Zubayr) released an audio recording today which revealed that he is still in Somalia organizing insurgency operations. He also said that Al Shabaab will continue its campaign against the transitional federal government of Somalia and AMISOM troops. He went on to say that AMISOM […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Doctors and specialists from Somaliland’s various regions met at the Mansoor Hotel in the city of Hargeisa today to discuss the development of a five year plan to improve Somaliland’s health care system. Abdi Ahmed Nuur, the general director of the Ministry of Health spoke at the event which is expected to take place over […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The United Nations’ High Commissioner for Refugees (UNHCR) today said last year produced the highest number of new refugees this century, with 800,000 people having to flee their countries due to conflicts around the world, according to the agency’s new annual “Global Trends 2011” report. Afghanistan tops the list, with 2.7 million refugees, followed by Iraq, Somalia, Sudan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI (IRIN) – Key stakeholders meeting on 14 June to discuss the future of Dadaab refugee camp in eastern Kenya acknowledge that there are tough choices ahead, but no agreed way forward. The panel discussion, entitled “Dadaab 20 years on: what next?”, was organized by NGO Médecins Sans Frontières (MSF) in Nairobi, and included government […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddoomiye ku-xigeen cusub u magacaabay gobolka Sanaag, ka dib markii uu dhowaan geeriyooday guddoomiye ku-xigeenkii gobolkaasi. Sida lagu sheegay qoraal galabta ka soo baxay Madaxtooyada, Madaxweynuhu waxa uu guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sanaag u magacaabay Ismaaciil Cabdi Xasan Maxamed, wuxuuna qoraalka magacaabistaa lagu shaaciyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu soosaaray ku magacaabay Agaasimeyaal guud, iyadoo midna uu bedelay, xilkiina ka qaaday Maareeyihii xidhiidhka mucaawinada hay’adda WFP. Sida lagu sheegay qoraal uu galabta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo, waxa uu magacaabay Agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha Khaarajiga, Daakhiliga, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laasqoray Jan 18,2012(SDN)-Wefdi uu hogaaminayo wasiirka Dekedaha iyo la dagaalnka burcad-badeeda Md Siciid Maxamed Raage ayaa booqasho ku jooga degaanka Laas qoray oo dhawaan uu booqday wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami. Safarkan ayaa ku soo beegmaya xili hadal heyn badani ay ka taagneynd tilaabo ay ciidamada Somaliland ugu wareejiyeen degaanka Tuka Raq ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jigjiga, 18, June (Qurbejoog)- Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Casho Sharaf u Sameeyay dhigiisa maamul gobolleedka Puntland oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku joogay halkaas. Weftigan casho sharafta lo sameeyay oo ka koobnaa Madaxweynaha Puntland iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa. Ujeedada weftgan weftiga Madaxweyne Faroole ayaa la xidhiidhay sii xoojin labada dhinac marki horeba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 18, June 2012 (Qurbejoog)- Shir lagaga hadlayo Qorshaha Horuumarinta Caafimaadka ee shanta sanadood ee soo socda, ayaa maanta looga furay huteel maansoor ee magaaladda Hargeysa waxaana ka soo qeyb galay dhakhaatiir ka kala socota Goboladda dalka iyo khubaro caalamiya oo dhinaca caafimaadka ah. Agaasimaha guud ee wasaaada caafimaadka Cabdi Axmed Nuur,oo furitaanka kulankan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »