Home » 5:48 pm Entries posted on “June, 2012”

Somalia tops failed states index for fifth year

Six African nations are in the top 10 of an annual failed-state index, including Somalia, which heads the list for the fifth straight year after continued struggles with lawlessness and piracy. Somalia tops the 2012 Failed States Index because of “widespread lawlessness, ineffective government, terrorism, insurgency, crime, and well-publicized pirate attacks against foreign vessels,” the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qabanqaabada xafladda daahfurka urur siyaasadeedka Xaqsoor oo si weyn looga dareemayo Ottawa

Ottawa June 19,2012(SDN)-Waxaa magaalada Ottawa si aad ah looga dareemayaa qabanqaabada xafladda daahfurka urur siyaasadeedka Xaqsoor. Xafladaaso la qaban doono July 14 (Ben Franklin Place) ayaa waxaa ka soo qeyb geli doona marti sharaf badan oo ay ka mid yihin aqoonyahano taariikh iyo maamuus badan ku leh dalka iyo dadkaba. Sidoo kale waxa faagaraha xaflaadaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s Prime Minister heads to Nairobi to finalize Roadmap

Mogadishu (SDN) – Somalia’s Prime Minister Dr. Abdiweli Mahamed Ali left Mogadishu’s Aadan Adde airport for Kenya’s capital city of Nairobi today. He is expected to take part in meetings with signatories and stakeholders in the Roadmap to peace process. The Prime Minister was accompanied by a delegation of several ministers from his administration. Prime […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo markii u horeysay beri ka furmaya meel ka baxsan London iyo faahfaahin ku saabsan qaabka uu u dhacayo

Hargeysa 19, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiyo toban xubnood ah oo Somaliland iyo dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya u saareen wejiga koowaad ee wadahadalkooda ku saabsan waxa uu noqonayo xidhiidhkooda mustaqbalka. Wada-hadalku waxa uu subaxnimada beri ka furmayaa meel duleedka u ah magaalada London ee dalka Ingiriiska, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ohio Somali Graduation 2012

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa Yaaney Cid kale iska Sharixine,Shaqaaleynta ka Warama?

Hargeysa June 19,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay siyaasada Somaliland si weyn loo hadal hayay ka hadalka cida xaq u leh in ay isa soo sharaxdo golleyaaasha degaanka Hargeysa. Hadal heyntaasi waxa ay cirka isku shareertay ka dib kolkii sadex ka mida xildhibaanada gollaha degaanka ee magaalada Hargeysa ay dhawaan ku celiyeen in aaney habooneyn in cid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South Africa:Soomaali dilal fool xun Geystay oo Maxkamadi Xabsi u tabaaxtay

Thohoyandou June 19,2012(SDN)-Maxkamad ku taal dalka Konfur Africa ayaa xabsiyo dhaadheer ku ridey laba nin oo Soomaali ah oo dalkaa ku dilay nin kale oo Soomaali ah qaar kalena dhawaacay. Ragan oo la kala yidhaa Cagoole Cabdi Jimcaale iyo Maxamed Muqtaar ayaa maxkamadu dhegeysatay sida ay u dileen jirkiisana u googooyeen marxuum Maxamed Cabdulaahi Cadoow. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XALLINTA KHILAAFKA

Nolosha aadanuhu waxay soo martay marxalado kala duwan oo leh duruufo kala geddisan. Waxaa mar walba aadanuhu uu ku hawlanaa sidii uu uga bedbaadi lahaa waxyeellada dabeecadda, uuna u haqabtiri lahaa baahiyihiisa kala duwan. Dadku waxay leeyihiin baahiyo, dhaqanno, caqiidooyin, iwm kala nooc ah. Tanina waxay keenaysaa in dadku u kala fakaro, una kala dhaqmo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada oo Galabta Isugu Yimid Shir Looga Hadlayo Amniga

Muqdisho, Jun. 18.2012(SDN)-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta amniga Muqdisho, sidii looga hortagi lahaa bar-koontoroolada kusoo badanaya magaalada muqdisho Road Map-ka, iyo halka ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Soomaali ah oo Yemen nin Sarkaala isku Qaxiyay

Cadan June 18,2012(SDN)-Wasaarada arrimaha Guddaha ee dalka Yemen ayaa sheegtay in ruux maanta isku qarxiyay magaalada Cadan ee dalkaa uu ahaa ruux Soomaali ah. Ruuxan Soomaaliga aha ayaa qaraxan la beegsaday Sarkaal sare oo u dhashay dalka Yemen sida ay wasaaradu warkeeda ku sheegtay. Sarkaalkan ayaa warka lagu sheegay in uu ku sii jeeday xero […]

Posted in Uncategorized | Read More »