Home » 4:51 am
Entries posted on “June, 2012”
Cape Towne June 20,2012(SDN)-Waxa maalmihii u denbeeyay dalka Konfur Africa lagula dilay tiro ganacsato Soomaaliyeeda oo ay qolo qawleysato dalkaa u dhalatay. Burcada leysay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa gebi ahaanba dhacday oo guratay gebi meheradihii ay Soomaalidu lahaayeen. Madaxada Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Konfur Afrika ayaa ka dalbaday heyadaha Amniga ee dalkaasi in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 20,2012(SDN)-Waxa maalmihii ina dhaafay waxa si weyn saxaafada loogu hadal hayay wefdi Somaliland ay u magacawday ka qaybgalka shir la sheegay in ay la galayaan Soomaaliya. Shirkan ayaa laga maqlay uun Somaliland,mana cada waxa looga wada hadlayo,Soomaaliya ayaa madaxda Soomaaliya laga hayaa in Midnimo laga wada hadlayo,halka Somaliland ay sheegatay in gooni isu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 19,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta war ay soo saartay waxa lagu sheegay mawqifka dawlada ee ku wejahan wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa qoraalkaa waxa ay u gudbisay dawlada Britain,waxaanu u qornaa sidan; “Somaliland, waxa ay si xoogan u danaynaysaa in ay aragto degaanaansho dib uga dhasha dalka aan jaarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira June 19,2012(SDN)-Iddaacadaha dawlada dalka Masar ayaa goordhaweyto shaaciyay in madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Xusni Mubaarik uu goor dhaweyto Geeriooday. Madaxweynaha ayaa in mudo ahba ku jiray xaalad caafimaad daro oo ay uga dartay maxkamado joogta ah oo ku socday. Waxaanu maalmihii u danbeeyay ku jiray xaalad Miyir doorsan ah oo ay ehelkiisu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Expelled from a string of strategic towns, cut off from revenue sources and struggling for its survival, Somalia’s Islamist militant group al Shabaab is steeling for an anticipated assault on its last bastion by Western-backed African forces. But while the capture of the southern port and militant stronghold of Kismayu in coming weeks could weaken […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ILAAHAY BAA MAHAD LEH ,DHAMAANTEEDBA INTAASI KA DIB WAAD SALAAMANTIHII DHAMAANTIIN. ABUU DARDAA A.KR.WUXUU YIDHI WAXAAN MAQLAY NABIGA S.AW. OO LEH FARXADDA IYO RAALLINIMADA WAXAAD KA DHEX RAADISAAAN (DARYEELKA DADKA TABARTA YAR , WAAYO WAXAA LA IDIINKAGA HIILIYAA (CADOWGIINA )OO LA IDINKU SIIYAA ( RISIQIINA )DADKIINA TABARTA YAR DARTOOD (ABUU –DAAUUD). QOFKA MADAXDA WAXAA WEEYE […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 19, June 2012 (Qurbejoog)- Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladaha ka taagan guud ahaan dalka. Fadhigan maanta ee golaha guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Siciid Cilmi Jaamac waxaanay mudanayaashu dood ka yeesheen xaaladaha haatan ka taagan dalka sida qaylo dhaanta abaareed ee ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The number of successful Somali pirate attacks has fallen but international navies must not drop their guard and keep up the pressure, the commander of the EU mission said Tuesday. British Rear Admiral Duncan Potts warned that the gains made against pirates off the Horn of Africa were reversible and that the fight against piracy […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 19, June 2012 (SDN/CNN)- Lix dal oo Afrikaan ah, ayaa kaalmaha sare ka galay 10 dal ee shaxda sannadlaha ah ee dalalka guuldaraystay ee Adduunka, kuwaasoo ay ku jirto Soomaaliya oo markii shanaad 1aad ku hoggaaminaysa. Sida lagu faafiyay barta Internetka ee Telefishanka CNN, Soomaaliya waxay si xidhiidh ah sannadkii shanaad kaalinta 1aad u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa jirta in culumada diintu markii ay Quraanka tafsiirayaan ay sheegaan aayadda macnaheeda iyaga oo si fiican u qeexaya sababta ay ku soo degtay. Hase yeeshee waxaan shaki ku jirin in si kasta oo ay aayaddu uga hadlayso dhacdo gaar ah ay haddana tahay caam. Waxaan kale oo shaki ku jirin in aayaddu lee dahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »