Home » 7:17 am
Entries posted on “June, 2012”
Ankara, June 21,2012——Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa galabta soo gaaray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga isaga oo saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey xubno uu hor kacayay Sii-hayihii Safaaradda Soomaaliya Amb. Nuur Sheekh Cali Xaamud, saraakiil ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Turkiga, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI – As the United Nations prepares to mark World Refugee Day Wednesday, the U.N. refugee agency is struggling to put exact figures to the number of internally displaced people inside Somalia. The country’s displaced population is constantly on the move in search of humanitarian assistance and a peaceful environment. The U.N. refugee agency, or […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia may harvest a below-average main crop in the country’s south after late rainfall, which may prolong the lean season by a month and cause food security to deteriorate, the U.S. Agency for International Development said. The so-called Gu harvest has been harmed by moisture stress as well as pest infestations, USAID wrote in a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 20, June 2012 (SDN)- Munaasibad lagu xusayay maalinta Qaxoontiga Adduunka oo sannad kasta loo dabaal-dego 20 June, ayaa maalinta lagu qabtay magaalada Hargeysa, iyadoo ay duruufo qalafsan tirsanayaan qaar ka mid ah Soo-gelootiga dalka jooga. Munaasibaddan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca Qaxoontiga ee UNHCR, laguna qabtay hotelka Maansoor ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho June, 20, 2012(SDN)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Mrs, Elisbeth Barbier oo ah Agaasimaha Waaxda Afrika u qaabilsan dowaldda Faransiiska,islamarkaana uu ka soo qeybgalay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen, C/qaadir Cali Diini, Iyagoona ka wada hadlay Amniga hormarinta Siyaasadda Soomaaliya iyo xiriirka labada dal. Shir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 20, June 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn shirkaddaha Isgaadhsiinta dalka, uguna horumarsan tiknolajiyadda door weyna ka qaadata horumarka dadka iyo dalka, ayaa maanta dhisme cusub u dhistay kuuliyadda Isgaadhsiinta tiknoolajiyadda ICT ee Jaamacadda Hargaysa. Xafladdii wareejinta oo lagu qabtay hoolka dhismahaas cusub waxaa ka soo qayb-galay maamulka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Leaders from Somalia and Somaliland are due to start the first ever formal discussions on the future of the self-proclaimed Somaliland republic. It broke away in 1991 and wants to be a separate country – but it has not been internationally recognised. Mogadishu wants the northern territory to be part of a single Somali state. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 20,2012(SDN)-Shirka wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya ee lagu wado in uu maanta ka furmo London ayaa weji cusub yeeshay ka dib kolkii DFKMG ahi ay wadahadalada u soo dirsatay wefdi uu hogaaminayo wasiirka ariimaha Gudaha Md Cabdisamed Maxamuud Xasan. Arintan ayaa waxa ay muujineysa sida DFKMG ahu ugu aragto in Somaliland tahay gobol ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Jan 20,2012(SDN)-QM ayaa sheegtay in Soomaalidu bilowday barakac aan noociisa hore loo arag oo ay aqaladooda uga yaacayaan maalmihii u danbeeyay. Sidaana waxa sheegay Bruno Geddo oo ah madaxa UNHCR u qaabilsan dalka Soomaaliya. Mr Bruno waxa uu intaa raaciyay in dadka qaar ay ka baqanayaan in lagu khaldo dadka qaswadeyaasha ah. Intaa tafaasiil […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ururka Wadaniga ah ee dhanka Samafalka ku firfircoon ee Haldoor ayaa fariin uu na soo gaadhsiiyay waxa uu ku shaaciyay xilal laga xayuubiyay masuuliyiin ku tagri falay hawshii loo igmaday. Habdhaqanka Masuuliyiinta xilka laga xayuubiyay oo aan Sunne u aheyn Ururka ayaa sabab wargelinta xil ka xayuubintan Dhanbaalka Haldoor bulshada u soo qadimeen ayaa kiyoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »