Home » 6:58 pm Entries posted on “June, 2012”

Ogaysiis : Hiil Qaran iyo Xaflada Ottawa ee Juun 23, 2012

O G A Y S I I S * H I I L Q A R A N Ururka siyaasiga ah ee Hiil Qaran ayaa xaflad weyn ku qaban doona magaalada Ottawa ee caasimada Canada. Munaasabadaas oo dhaci doonta bishan Juun 23 keeda oo ah sabti, waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda sar-sare ee Hiil Qaran […]

Posted in Uncategorized | Read More »

HARGEYSA: Dhoolatus Laga Yaabay Cuddudiisa oo loo Sameeyey Murrashax u Tartamaya Golaha Degaanka Caasimadda

“Anigu Maxamed, waxaan maanta ugu yeedhayaa laba magac oo uu la baxay, magaciisa u horeeya waa Diiriye oo DALSAN wuu diiriyey, magaca labaad ee uu…” Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka DALSAN Hargeysa ()- Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo ka mid ah Murrashaxiinta urur-siyaasadeedka DALSAN uga qaybgelaya tartanka doorashooyinka Golayaasha Degaanka Hargeysa, ayaa shalay xaflad ballaadhan oo dhoolatus […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sannad Guuradda Kowda Luulyo

Posted in Uncategorized | Read More »

Acting prime Minister Displays To the Media Two South African Rescued From Terrorist Groups

Acting Prime Minister Displays to media two South Africans rescued from terrorist groups Mogadishu, Thursday, June 21,2012 – The acting Prime Minister of Somalia and Minister of defenCe, Hussein Arab Isse displayed Buruno and David, two South African couples who were held captives by terrorist groups for more than a year. Arab Issa said the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South African government thanks Somalia, Italy

South Africa thanked the Italian and Somalian authorities on Thursday for the safe return of a local couple held captive by pirates for 20 months. “The couple was released unharmed and is receiving consular support from the South African mission to Somalia, which is based in Nairobi, Kenya,” said international relations spokesman Nelson Kgwete. “Arrangements […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka qodobo iskaashi u badan oo ka soo baxay Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya

London, 21, June 2012 (Qurbejoog)- Shirkii shalay magaalada London uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maanta soo gabgaboobay, iyadoo laga soo saaray qodob oo ay labada dhinac ku heshiiyeen. Shirkan oo ay ka qaybgalayeen guddiyo ka kala socday labada dhinac ayaa isla qaatay sided qodob oo u badan iskaashi iyo isfaham labada dhinac ah. Qodobbada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

HARGAYSI WAXAY SOMALILAND DHEX MARTAY MARKAY CAASIMADII NOQOTAY, WAXAANA JIRA (UNIVERSAL PRINCIPALS)

Anigoo ah muwadiin somalilander ah una dhashay , gaar ahaana ka soo jeeda dadka ku abtirsada caasimada hargaysa ,waxaan si kalsooni ku jirto u soo dhawaynayaa dhamaan murashaxiinta ka sharaxan casimada hargaysa madama uu jiro aadunkana lagaga dhaqmo xeerar caalamiya oo dhigayaa (universal principals ) in caasimada loo simaan yahay ,madama dhamaan muwadiniinta jamuuriyadu majooratigoodu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka oo gurigiisa ku booqday Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Somaliland

Hargeysa 21, June 2012 (SDN)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa maanta gelinkii hore gurigiisa ku booqday wasiiru-dawlaha Khaarajiga Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan. Wasiiru-dawlaha oo todobaadkan dalka ku soo laabtay, waxa uu muddo xanuun u jiifay cusbatal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska, ka dib markii uu xanuun ku soo booday dabayaaqadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Wejiga labaad ee Dhageysiga Dacwada Boqor Buur-Madow oo la bilaabay

Hargeysa 21, June 2012 (SDN)- Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa shalay markii labaad gudda gashay dhageysiga dacwada xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo ku oogayso boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow), kaasi oo in muddo ah ku xidhan Jeelka dhexe ee Hargeysa. Wejiga labaad ee dhageysiga dacwada Buur-madow oo ah mid xaasaasi ah ayaan loo ogolayn in saxaafadu ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qudbadii uu ka jeediyaya Ra’iisul Wasaare Dr, Cabdiweli Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka oo shalay Gelinkii dambe ka furmay Magaalada Nairobi

Muqdisho, Isniin, June 21, 2012—— Shalay Gelinkii dambe ayuu furmay Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka ayna ka soo qeyb galeen dhamaan dhinacyada Soomaalida iyo Beesha Caalamka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa qudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyay Shirka. Qudbadii Ra’iisul Wasaaraha. —————————–———– H.E. Dr. Abdiweli Mohamed Ali Opening Statement at The Principals Meeting of […]

Posted in Uncategorized | Read More »