Home » 4:53 pm Entries posted on “June, 2012”

Madaxda ugu sareyso dowladda oo maanta si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

Muqdisho, June, 23, 2012—— Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si gooni gooni ah ugu soo dagay madaxda ugu sareyso dowladda, Iyagoona si heer saro ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Waxaana soo dhaweynta Madaxda ka soo qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano, Saraakiil, gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir, Haween,iyo dad kale oo aad u fara badan. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jigjiga: Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo cafis u fidiyay 43 nin oo muddo 8 bilood xidhnaa

Jigjiga 23, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta cafis u fidiyay 43 nin oo muddo 8 bilood ah ku xidhnaa Jeelka magaalada Jigjiga ka dib markii maxkamaddi ku riday xukuno isugu jiray 15 sano, 25 sano iyo xabsi daa’in. Dadkaas waxa lagu eedeeyay inay dhinaca Somaliland uga gurmanayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wafdigii Somaliland Ee Wada-hadalada Ka Qaybgalay Oo Warbixin Siiyay Baaralamanka Britain

London June 23,2012(SDN)-Wafdigii ka socday Jamhuuriyada Somaliland ee wada hadalada la yeeshay Soomaaliya ayaa shalay galabtii lagu soo dhaweeyay xarunta Baarlamaanka Britain iyaga oo warbixin buuxda ka siiyay wada hadaladii taariikhiga ahaa ee dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya iyo qodobadii  ay ku heshiiyeen labada dhinac. Xubnaha Baarlamaanka dalkan UK ee shirkan soo abaabulay oo ay hormuud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Qabile oo Beesha Caalamka u diray Fariin ku wejahan Gooni isu taaga Somaliland

Caalamku wuxuu ka war hayaa Soomaaliland inay ahayd dal xilligii isticmaarka hoos yimaada boqortooyadii ingiriiska oo xuduuda cadcad la lahaa Soomaalidii Faransiisku gumaysanayay Soomaalidii Talyaanigu gumaysanaya, Reserv Area oo iyana gacantii boqortooyadii Etheopia ku wareejiyay Ingiriisku sanadii 1954kii. Soomaaliland waxa cad dhamaadkii dagaalkii labaad ee dunida inay ka mid ahayd meelihii ugu horeeyay ee ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Caaqilka Digil iyo Mirifle ee Hargeysa lagu Caleemo saaray iyo Hadal heynta Qurbejooga Somaliland

London June 23,2012(SDN)-Waxa magaalada Hargeysa shalay ka dhacay xaflad caleemo saara oo loo sameeyay Caaqil ay beesha Digil iyo Mirifle ee Soaliland yeelatay. Qurbejooga Somaliland ayaa ay hadal heyntoodu u badneyd in wax lagu farxo ay tahay in beesha Digil iyo Mirifle ay Caaqil ku yeelato Somaliland. Isla markaana Waxa Qurbejoogu si gaara u amaanayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad-badeeda Soomaalida oo la Tirakoobay dadka ay Laayeen

Washington June 23,2012(SDN)-Hayad ka diiwan gashan dalka Mareykanka oo baaritaan ku sameysay dhibaatada Burcad badeedu ku heyso Maraakiibta isaga gooshta xeebaha Soomaalida. One Earth Future foundation ayaa warbixintan ay daabacday ku xustay in ay korortay dilalka iyo dhaaca ay Burcadu u geysato dadka gacanta u gala. Warbixtu waxa ay sheegtay in Sanadii 2011kii ay burcada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh Shariif:Waan isu soo Taagayaa Madaxtinimada dalka

Nairobi June 22,2012(SDN)-Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa shaaca ka qaaday in kolka uu dhamaado mudada KMG ah uu dib isugu soo taagi doono xilka uu haatan hayo. Madaxweyne Shariif waxa uu sidaa u sheegay boga Internetka ee AFP kiyoo ku sugan magaalada Nairobi oo ay ka socoto dooda Dastuurka cusub ee Soomaaliya. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Asylum Seekers Arrested in Angola

Luanda (SDN) -Officials with the government of Angola have conducted a series of raids over the last few days in an attempt to round up dozens of Somali asylum seekers living in the capital city of Luanda. Somalis in Luanda have been living in fear and constant worry since the start of operations a few […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UK: Amina Adan’s Killer sentenced to 26 years in prison

London (SDN)-A Somali man accused of killing his girlfriend one year ago plead guilty to the murder  in a London court. Zakaria Mohamed an asylum seeker and Amina Adan a recruitment consultant for Al Jazeera news lived together in an east London dwelling where Zakaria Mohamed stabbed the victim 57 times. Zakaria was on probation […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Germany oo 4-2 Ku Dhirbaaxdey Greece Euro Quarter Final.

Ukerain-June-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu8 ku eegeynaa horyaalka kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si habsami ah u socda laguna gudajiro quarter finalkii. Akhyaartay ciyaartii labaad ee quarter finalka waxaa maanta oo jimaco ah foodda islagaley Germany iyo Greece,ciyaartan oo runtii la wada sugayey waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan dabcan waxaan ka maqneyn […]

Posted in Sports | Read More »