Home » 9:42 pm Entries posted on “June, 2012”

Wasiirka Daakhiliga oo ka hadlay dilkii ka dhacay gawso-wayne

Hargeysa, 23, June 2012 (Qurbejoog)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa maanta ka hadlay dilkii ka dhacay tuuladda Gawso-weyne. Wasiirku wuxuu sheegay inuu soo dhawaynayaan waxgaradka u guntaday daminta xiisadaasi. Waxaanu ugu baaqay bulshadda ku dhaqan deegaamadaasi inay si wada jir ah u ilaashadaan nabadgelyadooda. Wasiirku waxuu ugu baaqay warbaahinta dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

ADDIS ABABA,  (Reuters) – Ethiopia plans to keep its troops in Somalia until the Horn of Africa country ratifies a constitution and its military is able to fend off militant threats on its own, an official said on Friday, signalling a change in policy. Addis Ababa rolled hundreds of troops across its border in November […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: TFG Defectors Blamed for Destabilizing North Eastern Province

Garissa (SDN)-Soldiers linked to the transitional federal government of Somalia are accused of disturbing the peace in a northern Kenya border town. According to Philip Ndolo the deputy in charge of the NorthEastern province police force, Al-Shabaab is not the only destabilizing force in Northern Kenya. He points the finger at transitional federal government soldiers […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Draft Constitution Reached for Somalia

Somalia has taken a big step along its so-called roadmap for ending a period of political transition toward a new government. On Friday, in Nairobi, Somali officials signed an agreement on a proposed constitution. Augustine Mahiga, the United Nations special representative for Somalia, welcomed the signing of several important measures on the roadmap. AUGUSTINE MAHIGA: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxufiga Farshaxanta ah ee Amiin Caamir oo Sawir-gacmeed xiiso badan ku cabiray wada-hadaladii Somalia-Somaliland

Hargeysa 23, June 2012 (Qurbejoog.com)- Suxufiga dhinaca farshaxanimada sheekooyinka ee Amiin Caamir, ayaa sawir-gacmeed xiiso badan ku cabiray wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo Khamiistii lagu soo gebogabeeyay duleedka magaalada London. Wada-hadalkan oo ahaa kii u horeeyay ee muddo 21 sannadood ah ay is toos ah labada dhinac isku soo horfadhiistaan, waxa wejigiisa koowaad oo duleedka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo Ku socota Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxmud Silanyo; by Xamse Muxumed Nuur

Aslama Calaykum Waraxmatulahi Wabarakaatuhu Dhaman waxan salamaya bahwaynta Saxafada Somaliland  Oo si Hagar laan ah u soo tabisa Hormarka Dalka . Dulucda Qoraalka hadan u dhadhaco waxan  Hamabalyo  iyo Boogaadin U dirayaa  Shacabka reer Somaliland  Gudo  Iyo Dibada Jooga  Sida Fiiacan  ee ay uga Soo Gudbeen  marxaladaha Qalafsanaa ee dalku soo maray  iyo sida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo ka Digay Falal Argegixiso oo ku Wejahan Mombasa

Nairobi June 23,2012(SDN)-Safaarada Mareykanku ku leeyahay Kiinya ayaa qoraal ay maanta shaacisay ugu digtay dhamaan shaqaalaha Safaarada iyo muwaadiniintooda booqashada magaalada Mombasa mudo laba todobaad ah. Qoraalkan ayaa lagu xusay in Safaradu heshay xog cadeyneysa in Mombasa ay ku soo wejahan yihiin weeraro ay maleegayaan kooxo Argegixiso ahi. Qoraalkan Digniinta ah ayaa farya in shaqaalaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamo ka Goosta Dawlada KMG ah oo Amni daro ka wada xadka Kenya

Garissa June 23,2012(SDN)-Ciidamo ka tirsanaa Dawlada KMG ah oo isaga tegay xeryihoodii ayaa fara baas ku haya amniga degaanada Kiinya ee xadka la wadaaga Soomaaliya. Sidaana waxaa saxaafada u sheegay Philip Ndolo oo ah ku-xigeenka talyaha ciidamada Booliska ee Woqooyi Bari Kiinya. Taliyuhu waxa uu sheegay in aaney aheyn un kooxda Al Shabaab cida khalkhalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rag Al Shabaab in ay ka mid yihiin lagu tuhunsan yahay oo Gaari Shacab siday ku Dhacay Kenya

Liboi June 23,2012(SDN)-Koox dableya oo wejiyada soo qarsatay ayaa weecsaday mid ka mida gawaari Aroos galbineysay magaalada Liboi ee woqooyi bari Kenya,sida ay daabacday barta Internetka ee Xinhua. Ragan h ubeysan ayaa wadada u galay kolonyo gawaari ah oo Buska ay afduubteena uu hogaaminayay. Dableydan Shabaabka in ay taabacsan yihiin la tuhmayo ayaa gebi xoog […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Young Somalis struggle to find peace in Canada

They are called the ciyaal baraf, or the children of the snow. The kids of a generation who fled blood-stained Somalia two decades ago. Their parents sought refuge across the world in a mass exodus from civil war. Many settled in Canada, mostly in Toronto, where they raised their children, often in poverty. And, as […]

Posted in Uncategorized | Read More »