Home » 6:09 pm
Entries posted on “April, 2012”
Burco April 30,2012(SDN)-Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer ayaa maanta si cad ugu dhawaaqday inay adag tahay sida loola tacaali karo xaaladda cudurka Jadeecada oo ku sii faafaya deegaanada gobolka togdheer. Isu duwaha caafimaadka ee gobolka togdheer Dr Cabdi Yaasiin , masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xarunta caafimaadka ee gobolka togdheer iyo Saraakiil ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceelafweyn April 30,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Axmed Diiriye “Geel jire” ayaa kormeer hawleed ku maraya deegaamo ka tirsan Gobolka Sanaag kaas oo ay ujeedadiisu la xidhiidho u kuurgalida xaalada guud ee nabadgalyada iyo nolosha ee jiidaha gobolkaas. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay kormeer ku soo mareen degmooyinka Huluul,iyo Ceel Afweyn isla markaana waxa uu Gudoomiyaha Gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq 30, April 2012 (Qurbejoog.com/CNN)- Qarax saddexaad, ayaa Isniintii maanta ruxay magaalada magaalada dhinaca Waqooyi/galbeed ee Idlib, saacado uun ka dib markii qaraxyo mataano ah oo baabuur loo adeegsaday sababeen dhimashada 20 qof. Sida uu ku waramay Telefishanka CNN, ilaa 100 qof oo badi shicib ah, ayaa ku dhaawacmay qaraxyadaa baabuurta loo adeegsaday oo xilli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 30,2012(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada ee Somaliland Mudane Md Xuseen axmed caydiid ayaa maanta u soo xidhay in ka badan soddon xuxufi aqoon iswaydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee ilaalinta xuquuqda cauruurta kaas oo mudo laba cisho ah ka socday huteelka Empirical ee magaalada hargeisa. Soddonkan suxufi oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Anigoo ah ninka magaciisu kor ku xusan yahay aan kana tirsanayn 15 urur siyaasadeed ayaan waxaan halkan kusoo gudbinayaa maqaalkan oo ah fikirkayga ,oo kahadlaaya natiijadii gudida diwaangalintu ku dhawaaqeen anigoo xaaladan u darsay hab sharci ah . gudida diwaangalinta ururada siyaasadu waa gudi qaran oo ku dhisan hab sharci ah .gudidadan waxa sharciyadooda qaanuuneed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Jubba Airways Antonov AN-24, passenger flight from Hargeisa (Somaliland/Somalia) to Galkayo (Puntland/Somalia) with 32 passengers and 4 (mostly Russian) crew, blew both right hand main gear tyres upon touchdown on Galkayo’s main runway, veered off the runway and came to rest off the runway broken in two parts at 14:55L (11:55Z), reportedly the right […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaan magacyada hoos ku xusan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Mustafe Axmed Faarax iyo Marwadiisa Nabiiha Cismaan Sh.Xasan oo wiil ugu dhashay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta 25/04/2012 Wiilkaas oo loo bixiyay Mascuud Mustafe Axmed waxanu leenahay cunuga soo barbaar noqo kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, April, 30, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaana Ra’iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii kale ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London-April-30-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa xiddiga reer holland una ciyaara naadiga Arnenal Roben Van Persie oo ku guuleystey abaal marinta ugu qaalisan marka lagu gudajiro horyaalka kubadda cagta ee Ingiriiska Premier League (PFA). Laacibkan u soo baxay Arsenal ayaa soo shaacbixiyey naadigiisa oo sannadihii ugu dambeeyey hoos u sii socodey oo ay ka […]
Posted in Sports | Read More »
Rangoon April 30,2012(SDN)-Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Ban ki-moon ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Barma,waxaana socdaalka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay lagu tilmaamay inuu astaan u yahay sida Beesha caalamku ay u taageersan tahay maamulka cusub ee ka taliya dalkaasi Barma, kaasi oo isbedelo badan ku sameeyey muddo sanad Gudihiis ah. Sida ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »