Home » 7:46 pm
Entries posted on “March, 2012”
ADDIS ABABA, March 30 (Xinhua) — A meeting that deliberates on empowerment of Somali security sector was held at the African Union (AU) Headquarters in Addis Ababa, Ethiopia. The meeting has attracted participants from the AU, troop contributing countries to the AU Mission in Somalia (AMISOM), neighboring countries, the United Nations, and the European Union […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Jabhadda Tawaariqa ee gacanta ku haysa waqooyiga dalka Maali ayaa maanta gudaha u soo gashay magaalada Goy ka dib markii ay jabiyeen difaaca magaaladaasi oo ay dul mareen dhufaysyo halkaasi ay ka samaysteen ciidamada qaranka Mali. Dad goob jog ihi waxa ay sheegeen in ay arkeen ciidamada qaranka ee dalkaasi oo ka sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Mar 31,2012(SDN)-Afhayeen maanta u hadlay dawladda Suuriya oo lagu magacaabo Jihaad Maqdasi, ayaa sheegay in ay ku fashilmeen mucaaridkii dalku ee doonayey inay afgambiyaan xukuumadda Suuriya, hase yeeshee uu dagaalka ka socda dalka yahay sidii loo soo celin lahaa xasiloonidii iyo kala dambayntii. Afhayeenku wasxa uu intaa raaciyey in dawladda Suuriya aqbashay qorshaha nabadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
African forces backing Somali government troops said they took control of one of the Islamist rebellion’s last strongholds, sparking intense clashes on the outskirts of Mogadishu. Four African Union soldiers were wounded in Friday’s offensive, led by Burundian troops in the force, on the sprawling Deynile neighbourhood northwest of central Mogadishu, which had been an al-Shabab […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, March 31, 2012(SDN)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka Dirk Niebel. Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka ayaa kala saxiiday heshiis ku aadan sidii dowladda Jarmalku ay dhaqaalo ugu yaboohi laheyd horumarinta mashaariicda iyo dib u dhiska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Waris Sh. Maxamed Jirde ayaa Munaasibad ay Maanta ku qabatay Qasriga Madaxtooyada waxay Shahaado sharaf ku Gudoonsiisay Maayar ku xigeenka Magaalada Gebilay Marwo Khadra Xaaji Gaydh. Waxaa munaasibadan ka qayb galay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada,Xildhibaano , Haween , iyo Qaar ka mid ah madaxda aqalka Madaxtooyada. Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 31, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Huruuse (Salebaan Bukhaari) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland lagana soo doortay Gobolka Sanaag, ayaa si adag u naqdiyay Xeerka Xakamaynta Budhcadbadeeda lagu xidh xidhayo Xabsiyada Somaliland, kuna tilmaamayXabsiyadda Somaliland, Guantanamo Bay. Waxa kale oo uu xusay in ay arintani amni daro keeni karto […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Haregeysa, 31, Mar 2012 (SDN)- Maareeyaha cusub ee madbacadda qaranka Somaliland Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caray) ayaa maanta xilka kala wareegay Maareeyihii hore ahna Wasiirka cusub ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal. Munaasibada xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Madbacada qaranka ayaa waxa ka qeybgalay Maareeyeyaasha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Maareeyaha Ha’yadda wadooyinka, Xildhibaano, Agaasimaha guud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaal cusub oo laga furay galbeedka magaalada hargeisa. Munaasibaddan oo ay kasoo qeyb galeen, wasiirada warfaafinta, iyo caafimaadka, gauddoomiyaha xisbiga kulmiye, xildhibaano , culimaa’udiin iyo marti sharaf kale, ayaa waxa halkaasi ka hadlay madaxweyne ku xigeenka Somaliland c/raxmaan saylici […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arimaha Dibada ee JSL Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyey socdaal shaqo oo uu in muddo ah ugu maqnaa wadamo ka tirsan Qaaradda Yurub. Wasiirka oo warbaahinta ugu waramay garoonka diyaaradaha ee Egal Intranational Airport ee Magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay isaga iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »