|

Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa la filayaa inuu kulan balaran la qaato madaxda wasaarada arimaha dibada ee Uk

London April:02,2015(SDN/QJ) Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa la filayaa inuu kulan balaran la qaato madaxda wasaarada arimaha dibada ee Uk kulan oo ka dhacaya xurunta arimaha dibada ayaa waxa ka qayb ah masuulinta xisbiga Ucid ,kulankan oo dhaci doona sacadaha soo socda kala soco webka qurbejoog oo kulankaa idiin soo gudbin doona , waana guul u soo hoyatay xisbiga ucid iyo musharaxa madaxwaynaha lama oga waxa ka soo bixi doona. waxa hada ku sugan caasimada uk wafdi uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka barlamabaka iyo wasiirka madaxtoyada,

Comments are closed