11 Eedood oo Maxkamadu kaga Garnaqayso Kiiska Wargayska Haatuf Halkan ka AKhri
Hargaysa 06.May 2014 (SDN/QJ)- Inkastoo dib u dhac ku Yimid Xiligii ay Maxkamadu qorshaysay inay dhagaysato Kiiska Dacwada ah ee loo Haysto Madaxda Sare ee Wargayska Haatuf ayaa waxaa dhinaca kale ka Muuqda Qoraalka Gal dacwadeedka ay Xukuumadu ku oogtay Mas’uuliyiinta Haatuf 11 Eedood,kuwaas oo ay soo bandhigidooda u mareen Xeerka Ciqaabta Guud oo lala Akhriyay Xeerka Saxaafadda.
Kiiskan Waxaa Markhaatiyaal u ah Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada,Xildhibaan, Qaar ka Mid ah Ciidanka Sirdoonka.
Hargaysa SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com