Wararkii ugu Dambeeyay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la baarayo arrinta gooni u goosadka. »

Muqdisho (QJ) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay baaritaan ku sameysay sababaha keenay in dalka ay ka go’aan dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka…

Read More »

Booliska oo ka hadlay qaraxyo Muqdisho ka dhacay »

Muqdisho (QJ) – War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo xalay laga maqlay degmada Daaru Salaam ee gobolka Banaadir. Booliisku waxay caddeeyeen in dhawaqyadu ay ahaayeen kuwa…

Read More »

Markab laga leeyahay Shiinaha oo la sii daayay »

Bosaaso (QJ) – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqday in markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo bishii November lagu af-duubtay xeebaha Soomaaliya la sii daayay iyo…

Read More »

Danjire Maxamed El-Amine Souef oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya »

Muqdisho (QJ) – Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa soo dhaweeyay dib u soo…

Read More »

Ciidamada Puntland oo laayay ciidamo ajaanib degaanka Calmiskaad »

Boosaaso (QJ) – Dagaal qaraar ayaa ka socda deegaanka buuraleyda ah ee Cal-Miskaad ee gobolka Bari, halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish. Ciidamada Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay waday…

Read More »

SSC-Khaatumo oo wacad ku martay in Ceerigaabo lla qabto »

Laascaanood (QJ) – Hoggaamiyaha maamulka ku meel gaadhka ah ee SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa digniin culus u diray Somaliland, xilli uu khudbad ka jeediyay munaasibad xalay ka dhacday magaalada Laascaanood. Digniintiisa…

Read More »

FBIda Mareykanka oo baadi goobaya Shirkado gacan ka siiya Booliska Soomaaliya nidaamka ABIS »

WashingtonFBI-da Mareykanka waxay raadineysaa shirkado ama hay’ado gaar ah si ay gacan uga geystaan ​​hirgelinta iyo maareynta Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated ee Soomaaliya (ABIS). Sida warbixinta ay daabacday biometricupdate.com lagu sheegay, FBI-du waxay…

Read More »

Xildhibaano canbaareeyay dhulboob ay dawladu ka wado Muqdisho »

Muqdisho (QJ) – Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray war saxaafadeed ay kaga soo horjeedaan wax ay ku tilmaameen dhaca dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho. 97-ka…

Read More »

Dawlada dhexe oo la wareegtay gacan ku heynta Hiiraan »

Baladweyne (QJ) – Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka isku magacaabay “Hiiraan” oo ay ka mid yihiin Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashid Ilkacase ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay xarumaha muhiimka ah ee dowladda Hiiraan wakiilo…

Read More »

Somaliland oo qorsheyneysa in ay din ula soo noqoto maamulka hawada »

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday qorshe ay kula wareegayso hawadeeda iyadoo ay gacan ka helayaan khubaro caalami ah oo dhinaca sharciga ah. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Somaliland,…

Read More »

Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray »

Addis Ababab (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku heshiiyay in si buuxda loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyay dalalkooda. Waxa ay sidoo…

Read More »

Itoobiya oo aan ka tanaasulin damaceedii baddaha Soomaaliya »

Addis Ababa (QJ) – Itoobiya waxaa ka go’an inay sii waddo dadaalkeeda sharci iyo diblomaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo gelitaanka badda, ayuu yiri Nebiyou Tedla, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya. Sida ay qortay wakaaladda…

Read More »

Qaar ka mid ah Wasiirada cusub ee Somaliland oo la dhaariyay »

Hargeysa (QJ)- 28 wasiir ayaa waxa si rasmi ah u dhaariyay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Dhaarinta xilka oo uu si sharci ah u mariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Aadan Xaaji…

Read More »

Puntland iyo Galmudug oo guddi u saaray colaaada Galmudug »

Gaalkacayo (QJ) – Shirkii nabadeed ee dhawaan magaalada Gaalkacyo uga socday mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa lasoo gaba gabeeyay, iyadoo laga soo saaray go’aamo la xiriira xalinta dagaal beeleedkii ka dhacay…

Read More »

Soomaaliya oo dooneysa in ay ka mid noqoto Gollaha Amniga Afrika »

Muqdisho (QJ) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in ay u sharaxan tahay xubinimada Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ee AU PSC. Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa dalabkan ku…

Read More »

Ciidamada Badda Jabuuti oo soo badbaadiyay Kalumeysato reer Berbera ah »

Jabuuti (QJ) – Kalluumaysato muddo bil ku dhow lagu la’aa xeebaha Somaliland ayaa laga helay biyaha dalka Jabuuti iyagoo badqaba. Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jabuuti, ayaa iyaga oo gudanaya waajibaadkooda roondada ee caadiga ah,…

Read More »

Duqeyn lala beegsaday kooxda Daacish oo Bari ka dhacday »

Bossaso (QJ) – Faah faahin ayaa ka soo baxeysa duqeyn culus oo xalay ciidamada Puntland iyo saaxiibadooda caalamiga ah ay ku qaadeen kooxda Daacish ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Bari.…

Read More »

Soomaaliya iyo Masar oo ka shiraya Hawgalka AUSSOM »

Muqdisho (QJ) – Masar ayaa toddobaadka soo socda la yeelan doonta wadahadallo ay Soomaaliya kala yeelan doonto sidii Qaahira ay uga qayb qaadan lahayd dadaallada ka dhanka ah kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka socda…

Read More »

Madxweyne Deni oo la kulmay madaxdhaqameedka Warsangeli »

Bosaaso (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud Cali Shire oo ay wehelinayeen guddigii shirka Ceelbuh uga socday beesha Warsangeli. War…

Read More »

Madaxweyne Deni oo cafiyay xubno lagu eedeeyay in ay ka mid ahaayeen Daacish »

Garoowe (QJ) – Ciidamada Puntland ayaa howlgal ballaaran ka bilaabay buuraha gobolka Bari, si ay uga saaraan dagaalyahanada Daacish. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo ku sugnaa gobolka oo abaabulka ololahan ayaa hormuud…

Read More »
news in English

Puntland launches an investigation in all foreigners in Bossaso »

BOSSASO (QJ) – The Bari Regional Security Committee held a meeting today in Bossaso and announced that they will…

Read More »

A UK-based study reveals that Gaza’s actual death toll is far higher than official reports »

London (QJ) – The number of people killed in Gaza is significantly higher than reported by local authorities, according…

Read More »

Lebanon’s interim Prime Minister Najib Mikati visited Syria for the first time in 15 years »

Damascus (QJ) –  Lebanon’s interim Prime Minister, Najib Mikati, stated that Beirut and Damascus will cooperate in securing their…

Read More »

The U.S. Congress sanctions the International Criminal Court »

Washington (QJ) – The U.S. Congress has passed a bill imposing sanctions on the International Criminal Court (ICC) in…

Read More »

Doctors Against Genocide has called for the United States to halt military aid to Israel »

Washington (QJ) –  The international coalition of healthcare workers known as Doctors Against Genocide has called for the United…

Read More »

Lebanese Prime Minister Najib Mikati Urges International Observers to Hold Israel Accountable »

Beirut (QJ) – Lebanese Prime Minister Najib Mikati stated that his country has sent a “clear message” to international…

Read More »

Hamas says it is set to release 34 hostages »

DOHA (QJ) – Hamas has stated that it is ready to release 34 prisoners as part of a ceasefire…

Read More »

Hamas released a video of an Israeli held captive in Gaza »

GAZA (QJ) – The Palestinian group Hamas released a video on Saturday showing an Israeli man who has been…

Read More »

Houthi rebels stated they would continue to defend themselves following American attacks »

SANA’A (QJ) – Houthi rebels’ spokesperson in Yemen, Mohammed Abdulsalam, stated that his country would continue to defend itself…

Read More »

Syria to have election after four years »

The de facto leader of Syria, Ahmed al-Sharaa, stated that holding an election in the war-torn country could take…

Read More »

Israel confirms burning of the last Hospital in Gaza »

Gaza (QJ) – The Israeli military confirmed an attack on Kamal Adwan Hospital, alleging it was used by Hamas…

Read More »

Israeli forces strike Houthi sites in Yemen »

SANA’A (QJ) – The Israeli military has announced that it has targeted multiple sites linked to the Houthi rebels…

Read More »

Turkish President warns Syrian Kurds »

ANKARA (QJ) – Turkish President Recep Tayyip Erdogan has warned that Kurdish fighters in Syria must lay down their…

Read More »

Palestinians the security forces and militant groups aligned with Hamas clash in Jenin »

Jenin (QJ) – For more than a week, the Jenin refugee camp, located in the occupied West Bank, has…

Read More »

WHO accuses Israel of its continued blockade of northern Gaza »

NY (QJ) – The World Health Organization (WHO) has reported that an international medical team urgently needed at Kamal…

Read More »

Palestinian Ministry of Education says more than 12,799 students have been killed by Israel »

Gaza (QJ) The Palestinian Ministry of Education has reported that more than 12,799 students have been killed by Israel…

Read More »

The Israeli government approved a plan to “promote population growth” in the occupied Golan Heights. »

Tel Aviv (QJ) – The Israeli government has overwhelmingly approved a plan presented by Prime Minister Benjamin Netanyahu to…

Read More »

PM Hamza: financing Al-Shabaab is a major crime punishable by law. »

Mogadishu (QJ) – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia,  Hamza Abdi Barre, stated that the money…

Read More »

G7 countries set conditions for supporting Syria »

The leaders of Canada, France, Germany, Italy, Japan, the UK, and the US are ready to support the transition…

Read More »

Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei blames the US and Israel for what happened in Syria »

TEHRAN (QJ) – In his first speech since the fall of Bashar al-Assad, Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei…

Read More »

dacwada

  • DAAWO:Muuse ayaa kala diray Somaliland, Caalamkana ku soo jeediyay, CC Shakuur waa Siyaasi Abalaawe ah

    Read More

  • Daawo: Caruur Wanaagsan ma rabtaa in aad koriso – Baro qaacidooyinkan

    Read More

  • Daawo : Quraanka xidhiidh la yeelo – Baro Ajarkiisa

    Read More

  • Daawo : Cudurada Wadanaha (Qalbiga) Iyo Daawooyinka Cudaradaas

    Read More

  • Daawo : Nabigu Habaynkuu umadiisa u ooyay

    Read More

  • Inankii lunsanaa ee ducadii hooyadii anfacday

    Read More

  • DAAWO : Xal Haye – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha(4)

    Read More

  • DAAWO : Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (1) – Horudhac

    Read More

  • Sh. Maxamed Cali Geedi: “Qaadku Arrimaha Nolosha Bina’aadamka Aasaasiga U Ah Oo dhan ayuu la dagaallamaa”

    Read More

  • DAAWO: Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Oo Magaalada Laascaanood Ka Bilaabay Muxaadirooyin kaddib 30-sanno

    Read More

Wararkii ugu Dambeeyay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la baarayo arrinta gooni u goosadka. »

Muqdisho (QJ) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay baaritaan ku sameysay sababaha keenay in dalka ay ka go’aan dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha…

Read More »

Features

Aqoonsi; Boogta Somaliland! »

Qalinka: Maxamed Haaruun Marka si guud loo eego, dadka Somaliland waxa ay sameeyeen dadaal iyo nafhur mudadii 34ka sanno ahay dee la ga soo gudbay. Xallinta khilaafaadka, dhismaha nabadda, taabbo-gelinta…

Read More »