“Zaad Iyo E-Dahab Midna Ma Keeni Karo Sicir Barar” Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Somaliland DAAWO
Hargaysa 07. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa sheegay in adeegga Zaadka iyo e-Dahab midna aanu keeni Karin Sicir barar isla markaana ay adeegyadani yihiin kuwo faa’iido u leh dalka Somaliland.