|

Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa lagu Maamuusay iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

Hargaysa 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa Ka qayb Galay Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Lagu Qabtay magaalada Hargaysa  kaas oo ay soo qaqban qaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland.

Kulankan lagu xusayay maalinta afka hooyo oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqan iyo Wacyigelinta ayaa Waxaa lagu soo bandhigay Suugaan ka waramaysa qiimaha afka iyo sida loogu baahan yahay in laga ilaaliyo waxyaabaha dhimaalka ku keenaya.

Comments are closed