|

“Xukuumaddu Way Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Adeegyadii ay Bulshada u Haysay.”. Murashax Cabdiraxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, ayaa xukuumadda ku eedeeyey in ay ku fashilantay wax ka qabashada adeegyadii ay u haysay bulshada, isaga oo si gaara ugu canaantay in ay wax ka qaban kari weyday sicir-bararka iyo sarifka lacagaha qalaad oo cirka isku shareeray.

Comments are closed