|

Xukuumadda Somaliland oo Wefti Balaadhan u dirtay Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Arrimaha laga wada Hadlayo DAAWO

Jig Jiga 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Booqasho Shaqo ku tagay Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Jig Jiga.
Weftigan Waxaa Qayb ka ah Wasiirada Arrimaha Gudaha,Xidhiidhka Golayaasha,Wershadaha iyo Mas’uuliyiin kale Waxaana ku qaabilay Xadka Dhinaca Itoobiya ee Togwajaale Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya.

Comments are closed