Xukuumadda Somaliland oo Taakulo Raashin ah Gaadhsiisay Deegaano ka Tirsan Gobolka Buuhoodle DAAWO
Buuhoodle 19. February 2017 (SDN/QJ):-Deeq Raashin ah oo Xukuumadda Somaliland ugu Talo gashay Dadka abaaruhu Saameeyeen ee Ku dhaqan Gobolka Buuhoodle ayaa la gaadhsiiyey Deegaano ka Tirsan Gobolkaas.