|

Xukuumadda Somaliland oo Si Rasmi ah Maanta u Shaacisay Wada hadalka u furmay Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay sida ay Kooxdii Cali Khaliif galaydh u aqbaleen wadahadalada Dawlada Somaliland ugu baaqday kuwaas oo qayb ka ah gogoshii nabadda ee uu Madaxweynaha JSL u fidiyey bulsahada GoboladaBari ee Dalka.

Comments are closed