|

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay inay Gudi Gaar ah u diri doonto Dalka Itoobiya Iyo Arrimaha ay Ka Wada Hadli Doonaan DAAWO

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Horaantii Bishii Barakaysan ee Ramadaan Ciidamada Liyuu Boolis ay Gabood fal Bani aadaanimada ka dhan ah ka sameeyeen Deegaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya,Sidoo kalena ay Xabsiga Jigjiga ku hayaan Weriyihii HCTV ee Gobolka Gebilay Mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa Waxay Dawlada Somaliland Sheegtay inay Wefti u dirayso dalka Itoobiya.

Comments are closed