|

Xukuumadda Somaliland oo Markii Kowaad Ka Hadashay Cabashada Bulshada Hargaysa ee Dadka La Sixro Kadibna La Afduubo DAAWO

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii ugu danbeeyay Walaac Xoogani la soo Dersay Waalidiin badan oo ku dhaqan Magaaladda Hargaysa Kadib Markii ay Soo Baxeen dad La Sixray Isla markaana la afduubay,Xukuumadda Somaliland ayaa amuurtan ka hadashay.

Comments are closed