Xukuumadda Somaliland oo Mar kale ka hadashay Qorshe Madhalays ah oo Lagu Jaangoynayo Sarifka Dollarka DAAWO
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Gudoomiyaha Baanka Dhexe ayaa sheegay inay Bilaabeen qorshihii lagu dejinayay Sicirka dollarka,Isla markaana uu dhawaan Sargoyn doono baanka dhexe Qiimaha lagu kala sarifto Dollarka.