Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaasha Dadka Afduubanaya Ee Ku Soo Badanaya Somaliland DAAWO
Hargaysa 17. March 2017 (SDN/QJ):- Taliska guud ee ciidamada booliska Somaliland oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay falal mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanayey Somaliland isla markaana lagu sirxayey laguna afduubanayey caruur iyo gabdho dhalinyaro ah.
Waxaana ay talisku sidoo kalena ka hadleen dad loo xidh-xidhay falalkan iyaga oo sheegay in ay wadaan baadhis.
Mas’uuliyiintan ayaa ayaa sheegey in aaney caddeyn rasmiya hayn in ay jiraan waxyaabahaasi.