|

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Sababta Prof Ismaaciil Hure Buubaa Looga Hor Istaagay Inuu Ka Dhoofo Madaarka Caasimadda Hargaya DAAWO

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada laanta socdaalka ee Somaliland ayaa Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ka baajiyay safar uu doonayey in uu ku tago dalka Kenya.

Ciidamadda laanta socdaalka Somaliland ayaa dib uga soo celiyey madaarka Hargeysa oo uu shalay doonayey in uu ka dhoofo, waxaana wararku sheegayaan in ay sabab u ahayd Passport’ka Soomaaliya oo uu sitay.

Comments are closed