|

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Imaatinka Raysal Wasaaraha Jabuuti oo Socdaalkiisu Ku Wajahan Yahay Sidii uu u Soo Baran lahaa Qabiilka uu ka Dhashay ee Warsangeli DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanno reer Jabuuti ah oo Hargeysa yimid Isla Markaana Sheegay in iyaga Iyo Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti yihiin dad asalkoodu ka soo jeedo Somaliland, gaar ahaan Gobolka Sanaag.

Comments are closed