Xukuumadda Somaliland oo Awaamiir Adag Ka Soo Saartay Sicir Bararka & Adeega Zaad iyo E-Dahab oo Go’aamo laga soo Saaray DAAWO
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Fadhi aan Caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Somaliland uu Maanta Yeeshay oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Goluhu ka Soo Saaray Awaamiir adag oo ku Saabsan Sidii Hoos Loogu dhigi lahaa Sicir Bararka.