|

Xukuumadda oo ka Warwareegaysa Fulinta Go’aankii Guurtida ee Xal ka Gaadhista Khilaafkii Deegaanka Bali diiriye Iyo Wasiiro la Kulmay dhinacyada is haya DAAWO

Burco 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo Ku Sugan Magaaladda Burco ayaa Kulan la qaatay Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer gaar ahaan Cuqaasha Deegaanka Bali diiriye oo Xurgufi ku dhex martay Laba Beelood oo Walaalo ah.

Comments are closed