|

Xukuumadda oo Dib u Bilowday Barnaamijkii Weji ku Macaash iyo Muraayada Cagaaran ee lagu eegayo Taageerida Qorshaha Heshiiska Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa,13 May 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa dib u soo Celisay Barnaamij Caan ah oo la Yidhaa Weji ku Macaash isla markaana ay ku bixiso dhaqaale buuran kaas oo gacanta loo geliyo Shakhsiyaad ay rabto inay Bulshada ka raaridaan arrimaha ay markaas danaynayso.
Mawduuca Todobaadkan ayaa ahaa Sidii loo taageeri lahaa Heshiiskii ay Xukuumadu la gashay Shirkada Imaaraadka Carabta ee Dubai World Port ee Wareejinta Dekeda Berbera.




Comments are closed