|

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Loogu Baaqay inay Xoriyadiisa u soo Celiso Abwaan Siciid Maxamud Gahayr oo Ku Dhex Xannuunsanaya Xabsiga Hargaysa DAAWO

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag uga hadlay Xadhiga Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo uu ku tilmaamay in loo xidhay MAQAAL uu qorey,isla markaana waxa uu sida degdega ugu baaqay in xorriyadiisa loo soo celiyo.

Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr ayaa waxa uu ku dhex xanuunsanayaa Xabsiga Magaalada Hargeysa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Comments are closed