|

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Caleemo Saartay Suldaan Maqaar saar ah isla markaana ku Wiiqaysa Awoodii Saldanada Guud ee Subeer Awal

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta magaaladda Hargaysa lagu qabtay Caleemo Saarka Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Cabdirahman Suldaan Diiriye oo noqonaya Ku simaha Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal.

Caleemo saarka SuldaanlaAbaabulka Caleemo Saarka Suldaankan oo Xukuuumadda iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi dabada ka riixayeen isla markaana ay bixinayeen dhaqaalaha ku baxayay Caleemo saarkan ayaa ka danbaysay Kadib markii uu Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan uu dhaliilo xoogan mudooyinkii u danbeeyay u Jeedinayay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isla markaana lagu tiriyey inuu u xagliyey dhinaca Mucaaridka.

Faahfaahinta Warkan kala Soco Qurbejoog.com

Comments are closed