|

“Xukuumadani waxay la Wadaagtaa Taliskii Siyaad bare Cabudhinta Saxaafada,Xoriyatul Qawlka,Xuquuqul Iinsaanka iyo Kuwo kale ” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}.

Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna biiray Xisbiga Waddani ayaa Meel adag  iska taagay hanaanka Hogaamineed ee Xukuumada Maddaxweyne Axmed Siilaanyo isagoo ku sifeeyay inay meelo badan iska Metelaan Rajiimkii Siyaad bare, Waxa uu Mudanahani Tooska ku ifiyay aragtiyaha ay wadaagaan Dawlada madaxweyne Siilaanyo iyo rajiimkii siyaad bare .

Mudane Ibraahim Jaamac Cali Rayte waxa uu ka digay Xeerka Saxaafada lagu cabudhinayo ee Xukuumadu u soo Gudbisay Golaha Wakiilada oo uu Sheegay in hadii sida la ansixiyo ay ka dareeri doonaan Golaha Wakiilada .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Xildhibaan Rayte
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Rayte03.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed