Xukuumada Somaliland oon weli ka hadal Dawladaha Jaarka ee Soomaaliya Hubeynaya
Hargeysa Aug 11,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaan ilaa iyo haatan ka hadal dawladaha jaarka EE heshiisyada amni inaga dhexeeyo EE hubeynaya isla markaana tababrka u fidinaya ciidamo had iyo gooraale sheega AMA Ku taana sidii ay “Soomaaliya” oo dhan ay gacanta ugu dhigi lahaayeen.
Dawladaha Jabuuti iyo Itoobiya ayaa dhawaan iska kaashaday sidii Muqdisho lol gaarsiin lahaa hub faro badan oo gacanta u geli lahaa madaxooyada Soomaaliya.
Hubkan oo ay dawlada Jabuuti ugu yaboohday Soomaaliya ayaan lala socodsiin Qaramada MIdoobey oo cunaqabateyn hubka ah saaray Soomaaliya ka dib burburkii dawlada dhexe ee Soomaaliya.
Xukuumasa Somaliland ayaa beryahan u dayacday dantii guud ee umadda sidii ay u caburin laheyd ashqaasta,saxaafada iyo did walba we kale ee tiraahda dalaka Sudan haloo dhaamo.
Si kastaba ha ahaatee Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa dawlada Masar hire ugu ewdeysay in sy hubeyneyso dhinacyada siyaasada Soommaaliya.
Hubkan ayaa caalamku ka warhelay ka dib kolkii duyuurad siday lags war helay tiyoo Ku burburtay geggida duyuuradahaa Muqdisho.
Waxaadse moodaa waxa ay doonto ha Ku qabtee in ay dhanka kale eegeyso haatan oo Jabuuti iyo Itoobiya u tafa xeysteen hubeynta Soomaaliya.
SDN-Hargeysa
contract@somalisiasporanews.com