|

Xukuumada Somaliland oo si adag uga Hadashay Faragalinta Dawlada Somaliya ee Gobolka Buuhoodle iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku sugan Magaaladaas DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada somaliland ayaa si adag uga hadashay faragalinta dawlada Federaalka Somaliya ku hayso Gobolka Buuhoodle.

Wasiiru dawlaha nabadaynta Gobolada Beriga Cabdirashiid Xuseen CabdaleWasiiru dawlaha nabadaynta Gobolada Beriga Cabdirashiid Xuseen Cabdale (Gargaar) ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay diyaar u tahay inay ka jawaabto faragalin kasta oo dawlada somaliya ku hayso Gobolada Beria Somaliland.

Wasiirku waxaa kale oo uu ka hadlay xildhibaano ka tirsan dawlada Federaalka somaliya oo ku sugan magaalada Buuhoodle.

Comments are closed