Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Siyaasiyiin Muqdisho Ka Yimi Iyo Siyaasiyiin Xilal Ka Soo Qabtayna Cafis U Fidisay DAAWO
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay warar sheegaya in ay somaliland yimaadeen siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Somaliya,iyo sidoo kale siyaasiyiin reer Somaliland oo Muqdisho ku nool oo ay Somaliland cafis u fidisay.