Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Wasakh Kaga Tegay Badda Berbera DAAWO
Hargaysa 02. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay markab ku dhex xumaaday biyaha badda magaalada Barbara kaas oo wasakheeyey biyihii badda.