Xukuumada Somaliland oo ka fal Celisay Warbixin uu Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Shaaciyay {DHAGAYSO}
Hargaysa 15.Dec 2013 (SDN)- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mawliid Maxamuud Ibraahim ayaa Canbaareeyay Warbixin uu Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ka Jeediyay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayahay Guud ee Q.Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Danjire Nikolas Key kaas oo dimuquraadiyada Somaliland ku Sifeeyay inay gaadhay heer aad u khatar badan isla markaana la xidh Xidhayo Sida uu Yidhi Madaxda Xisbiyada Siyaasada .
Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibada ee Somaliland ayaa hadalkan ka Jeediyay Mar uu Maanta Xafiiskiisa ugu Waramayay Warbaahinta
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalkii Wasiir ku Xigenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirMawliid15.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com