Xukuumada Somaliland oo Hore u Sheegtay inay Joojiyeen Ruqsad Bixinta Maraakiibta Kalluumaysi Maanta Cadaysay inay Jiraan Ruqsado ay Bixiyaan Wasiirka Kalluumaysiga {DHAGAYSO}
Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Bureed ayaa Waxa uu Maanta sheegay in markab laga leeyahay dalka Masar oo ahaa Mid Kalluumaysi ay Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Gobolka Salal Gacanta ku Soo dhigeen Xilli uu Sifo Sharci Daro ah u Jilaabanayay Kalluunka Somaliland .
Wasiirku Waxaa kale oo uu Cadeeyay inay Ilaa iyo Haatan Ruqsado Siiyaan Maraakiib iyo Doonyo Kalluumaysi
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Wasiirka Kalluumaysiga
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirBureed.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com