Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Inay Kooxda Khaatumo Tahay Somaliland DAAWO
Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay wada hadalkii u Socday Somaliland iyo Khaatumo oo Qodobo ay ka soo Saareen Shirkoodii Addis abbaba lagu soo Gunaanaday.