|

Xukuumada Somaliland oo Cadaysay in dib loo bilaabayo Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland  Dr Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta  ka Warbixiyay Waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Safiirka Turkiga u fadhiya dalka Somalia oo Booqasho ku Jooga Caasimada dalka ee Hargaysa.

Wasiirka iyo Safiirka oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Qasriga Madaxtooyada ayaa Cadeeyay inay isku afgarteen Sidii dib loogu bilaabi lahaa Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ee Turkigu Gadhwadeenka ka ahaa kuwaas oo hakad ku Yimid .

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirBixi&Safiir23.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed