|

Xukuumada oo ka Hadashay Digniinta Ingiriiska iyo Mawqifka Xayiraada Universal Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey arimo ay ka mid yihiin xannibaadii la saaray TV-ga Universal iyo go’aanka dawlada Britain kaga dalbatay muwaadiniinteeda inay ka soo baxaan Dalalka geeska Somaliland iyo Somalia.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed