Xukuumada oo Go’aano Ka Soo Saartay Dhibatadii Guumays ee Gobolka Sool DAAWO
Yagoori 24 July, 2015 (SDN/QJ)- Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, ayaa Degmada Yagoori ee Gobolka Sool waxay Kulan kula qaateen Beel ka Mid ah Beelaha Gobolka Sool isla markaana ah ta gaysatay Dil ka dhacay Deegaanka Guumays oo Xal u helidooda ay u Joogaan Deegaankaas.
Wasiirka ayaa si weyn ugu mahad-celiyay dhinacyadii dirartu dhex martay sidii gobinimadda lahayd ee ay ugu qanceen go’aamaddii laga soo saaray Shaqaaqadii Labada dhinac.