|

”Xukun Askari Siyaad Bare Ayaa U Dambeeyay Dooni Mayno Markale..” Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Cadeeyay inuu taageersan yahay Murashaxnimada Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis. Waxa uu Suldaanku Xusay in Xiligii Siyaad barre ay Somaliland ugu danbaysay Askari Xukuma isla markaana aanay doonayn nidaam danbe oo askari taas oo macne ahaan uu ula jeedo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi.

Comments are closed