|

Xubno Wasiiro Somaliland ka Socda oo Socdaal ku Jooga Nairobi iyo Ujeedada Safarkooda DAAWO

Nairobi 13.March 2015 (SDN/QJ)- Xubno ka tirsan Golaha wasiirada S/land oo ay ka mid yihiin Wasiirada wasaaradaha Arimaha Dibada, Caafimaadka, Qorshaynta Qaranka, Deegaanka iyo Beeraha ayaa booqasho ku jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Waxayna shir kula leeyihiin qaar ka mid ah safaaradaha dalalka caalamka u fadhiya Kenya, Baanka Adduunka iyo Hay’adaha samafalka ee caalamiga ah, halka sidoo kalena ay u sharraxeen alka uu marayo dalkan JSL.

Comments are closed