|

Xubno Madax dhaqameed ah oo ka soo Jeeda Gobolada Maroodijeex iyo Haw doo Taageeray Mashruuca Sahaminta Shiidaalka ee Xukuumadu wado Baaqna u Diray  Reer Oodweyne DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Salaadiinta iyo cuqaasha gobolada Marood-jeex iyo Hawd ayaa xukuumada Somaliland ku hambalyeeyey kun garab istaagay mashruuca sahaminta shidaalka ee dalka laga bilaabay.

Comments are closed