Xubno ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Ka Qayb Galay Tartan Lagu Maamuusayay Mujaahidiin u Geeriyootay Xorayntii Dalka DAAWO
Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qaybgalay tartan lagu xusayey qaar ka mid ah mujaahidiintii Reer Somaliland ee naftooda u huray dib ula soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland.