Xubno Ka mid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco Oo Dhaliilo U Jeediyay Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO
Burco, 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Mudanayaal ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Magaaladda Burco ayaa dhaliilo xoogan u soo Jeediyey Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo Maalmihii u danbeeyay ku Sugnaa Magaalada Burco.