|

Xubno ka Mid ah Cuqaasha Koonfurta Hargaysa oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ka Xaal mariyey Hadal ka soo Yeedhay Boqor Raabi DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Cuqaasha iyo Odoyaasha wax-garadka beesha Koonfurta Hargaysa ayaa guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Xaal ka siiyay hadal ka soo yeedhay Boqor Raabbi kaas oo qaab Cunfi leh wax uga sheegay Shakhsiyada Gudoomiye Muuse Biixi.

Comments are closed