|

Xubin Ka Tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland oo Wasiirka Madaxtooyadda ku eedeeyay Dagaal beeleedka ka dhacay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalmihii la soo dhaafay Shaqaaqo ka soo Cusboonaatay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag Gaar ahaan Deegaanka Dararweyne oo hoos taga Degmadda Ceel afweyn,Waxayna sababtay Dhimashada 7 Ruux iyo Dhaawac Tiro badan.

Mid ka Mid ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay in Wasiirka madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi uu ka danbeeyay Dagaaladda ka soo Cusboonaaday deegaanka Dararweyne.

Comments are closed