|

“Xoriyatul Qawlka Somaliland Cid alaale iyo Cid is Hortaagi kartaa Ma Jirto” Marwo Faadumo Siciid {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Qaban qaabada Shirka Dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani ku Baaqeen ayaa cadaysay inaay Jiri Karin cid is hortaagta Xoriyatul qawlka Somaliland , Waxaay Sheegtay inaan Xukuumada loo dooran inay kali talis ku noqoto ummadii soo dooratay.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAWaxay Gudoomiye ku xigeenku xustay in Xukuumadu ku Jahawareertay Shirka ay labada Xisbi Mucaarid ku hawlan yihiin,taas oo ay sheegtay inaanay ku jirin waxyaabihii loo doortay waxaa kale oo ay ka dayrisay in xaalada nabadgalyada oo gaadhay in Madax kala duwan qori lagu qabto amase la rasaaseeyo.

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalka Faadumo Siciid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MarwofadumoSicid17.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

 

 

Comments are closed